Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo booqashadiisii ugu horeysay ku tegay meel ka baxsan Afrika

Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa safarkiisii ugu horeeyey ku tegay dalka Saudia Arabia tan iyo markii loo dhaariyey xilka Bishii Apriil. Boqor Salman Bin Abdulaziz ayaa la sheegay in uu casuumaad u fidiyey, waxaana la filayaa in ra’isul Wasaare Abay Axmed uu kulamo la yeesho madaxda dalkaasi sacuudiga. Dowladaha Itooobiya iyo … Continue reading Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo booqashadiisii ugu horeysay ku tegay meel ka baxsan Afrika